Ra’izul Wasaare Cabdi Wali oo Muqdisho kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntiland (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland mudane Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey, kaasi oo ka qaybgeli doona aaska qaran ee loo samaynayo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya allaha u naxariistee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo … Continue reading Ra’izul Wasaare Cabdi Wali oo Muqdisho kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntiland (Daawo Sawirada)